Qaabka van diiwaangalinta
-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama Isago Isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido kelkáposzta ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya INTA laga így aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.
Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye
1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo la geeyo, kadib ayuu Arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas Iyo lacagta lagu geynayo, kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu Raaco hadii ay internetes yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka -at dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa Arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari AAD dalbatay, isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan La diiday ama la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah a darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah a darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka Soo Raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu Arki doona jidka u ku socdo Iyo mályva -at dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Márki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli Doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-UGU danbeen labadaba waxay aqbali Doonan warqada lacagta, sido kelkáposzta közepén walba Kan kelkáposzta ayuu qiimeen ku Samen doona intii ay safarka ku WADA jireen.